Muqdisho: Maxaa isku soo beegay afar Jimce oo isxigta iyo afar gubasho..?!!

Magaalada Muqdisho kuma cusba gubashada Suuqyada waaweyn iyo kuwa yar yar, waxaana tan iyo markii ay burburtay dowladii milateriga oo 28 sano laga joogo  gubtay suuqyo badan oo hanti xoog leh lagu waayey, dad baddana oo xoolo lahaana ay ku ceyrtoobeen, waana wax iska caadi ah markii muddo la joogaba inaad maqasho ama goob joog … Continue reading Muqdisho: Maxaa isku soo beegay afar Jimce oo isxigta iyo afar gubasho..?!!